Xildhibaan Juriille oo Taageeray Go’aankii Madaxwayne Gaas ee Imaaraatka (dhegayso)

Xildhibaan Juriille oo Taageeray Go’aankii Madaxwayne Gaas ee Imaaraatka (dhegayso)

Xildhibaan Cabdirisaaq Cusmaan Jurille oo ah guddoomiyaha xiriirka dibadda ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey go’aankii madaxwaynaha Puntland uu qaatay ee uu ku taageeray dowladda Imaaraatka Carabta taageerideeda Puntland.

Xildhibaanka ayaa sheegay Imaaraatka Carabta inuu yahay kan kaliya ee taageero siiya dowladda Puntland ee Soomaaliya, waxaa uu sheegay mashaariicda Imaaraatka Carabta ee Puntland inay yihiin kuwa kaliya ee dowladda Imaaraatka Carabta ay ka fulisay dalka.

Hoos kadhagayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com