Site icon Radio Daljir

Xildhibaan hore Siciid diiriye: “Dastuurka Puntland ma oggola in Madaxweyne Puntland isu sharraxo qof aan dalka joogin labadii sano ee ugu danbeeyey …” (dhegayso)

Xildhibaan hore Siciid Diiriye oo kamid ahaa jiray baarlamaanka Puntland ayaa Radio Daljir isagoo u waramay sheegay in dastuurka Puntland uusan oggolaanayn inuu Madaxweyne isu sharaxo qof aan wadanka ku sugnayn labadii sano ee u danbeeyey, sida uu qabo qodobka 78aad ee dastuurka Puntland.

Siciid Diiriye ayaan ka waraysanay arrimo dhowr ah oo xasaasi ah lana xiriira doorashooyinka iyo Dastuurka Puntland.

Hoos kaga bogo.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c2e414b0401004dbf3121d1/Xildhibaan+Hore+Siciid+Diiriye+oo+ka+hadlay+cida+dastuurka+Puntland+u+ogol+yahay+inay+is+sharaxdo.mp3?_=1

Exit mobile version