Xildhibaan Hore Cabdibarre oo imaraadka ku tilmaamay Mid Somaaliya ka codsan jiray dowladnimo (dhegayso)

Xildhibaan Hore Cabdibarre oo imaraadka ku tilmaamay Mid Somaaliya ka codsan jiray dowladnimo  (dhegayso)

Xildhibaan Hore Cabdibarre Jabriil oo Waraysi Gaar ah sinayaay Radio Daljir ayaa ka hadlay Heshiiski dekadda Berbera ee Sadex gesoodka ahaa .

Cabdibarre ayaa sheegay in imaraadka uu kuso xagdubay Dalka Somaaliya,isago sheegay in Wakhtiyo horre imaaradku Somaaliya ka baryi jireen inay ka caa wiyaan sidii dowlad ku dhisan lahayeen ,Maantana Somaaliya abaalkoodi kadhigeen inay dagaal ku qaaadan siyaasadaysan oo xadgudub ah.

Hadalkii Madaxweyne Farmaajo ee uu shalay kajeediyaay Kalfadhigi Barlamaanka ayuu sheegay in uu ahaa Hadal soo jiiay Qulubta Shacabka Somaliyeed ,isago Madaxweynaha ka hadlay Qaranimada iyo Midnimadda Umadda Somaliyeed.

Maxamed Lakiman ayaa Waraystay Cabdibarre

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com