Site icon Radio Daljir

Xildhibaan Hore Cabdi barre oo ka hadlay Socdaalkii Madaxweyne Farmaajo ee Puntland & Xiisada Tukaraq (dhegayso)

Xildhibaan Hore Cabdi barre jabriil oo Waraysi gaar ah sinayaay Radio daljir ayaa ka hadlay socdaalki uu Farmaajo ku tagay qaybo kamid ah dhulka Puntland.

Wuxuu sheegay in socdaalkaas uu ahaa mid Wanaagsan isla markaana xaq loogu leeyahay in uu booqdo gobalada dalka somaliyeed.

Shacabka Puntland ayuu uga mahadceliyaay sida Waanagasan u so dhaweyeen,wuxuna sheegay in madaxweynaha uu doonayo in uu shacabka Somaliyeed uu daacad u yahay.

dhinaca kale Xildhibaan Hore Cabdi barre ayaa ka hadlay xiisada kajirta degaanka Tukaraq,isago shegaay in madaxda dalka lagala xisaabtami doono qabashada Tukaraq .

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5a60a4dd080100e629d3fe64/Waraysi%2BCabdi+Barre.mp3?_=1
Exit mobile version