Xildhibaan hore Cabdi Bare oo ka hadlay heshiiska Puntland iyo Imaaraatka Carabta (dhegayso)

Xildhibaan hore Cabdi Bare oo ka hadlay heshiiska Puntland iyo Imaaraatka Carabta (dhegayso)

Xildhibaan hore Cabdi Bare Yuusuf Jibriil oo horay uga mid ahaa baarlamaanka Soomaaliya  ayaa ka hadlay heshiiska dowladda Imaaraatka Carabta iyo Puntland, isagoona soo dhoweeyey heshiiskaasi oo qayb ka ah balaarinta dekedda Bosaso iyo horumarinta ciidamada ammaanka ee Puntland.

Jamaal Faarax Aadan ayaa waraysay xildhibaanka oo ku sugan Mareykanka

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Intaa waxaan Dan shuqul kulahayn ayad kujirta wale balaa kuwadata maxishoode waad waalatay waxad ka soojeedaa gaalkacyo oo maalin walba lava qixi jiray hadana nabada dal iyo dad midna kamanaxaysid jeebkaaga aya kuushidan tuug

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com