Xildhibaan Idiris oo Dhaliilay Mooshinka Nayroobi (dhegayso)

Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo kamid ah xildhibanada baar lamaanka Soomaaliya oo waraysi gaar ah siiyay Radi Daljir ayaa dhaliilay xildhibaano kushiray magaalada magaalada Nayroobi oo xukuumada Raisalwasaare Xasan Cali Khayre , Xildhibaanka ayaa soo dhaweeyay Waxqabadka dowlada .

Hadaba Waxaa Xildhibaanka Waraystay Wariye Cabdulqaadir Yuusuf Irshaad oo ku sugan magaalada Muqdisho.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com