Xildhibaan Cabdisamad Macalin oo ku tilmaamay Khilaafka Barlamaanka Mid niyad jab ku ah shacabka (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaan Cabdisamad Macalin oo ku tilmaamay Khilaafka Barlamaanka Mid niyad jab ku ah shacabka (dhegayso)

Siyaasiga Cabdi Samad Macalin Maxamuud marna soo noqday Wasiirkii Arrimaha gudaha iyo Amniga dowladdii KMG aheyd ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa k

DEGDEG: Madaxweynaha Turkey Erdoğan oo gaaray Dalka iiraan,
Wararkii ugu dambeeyay ee Galmudug & Xiisad ka taagan Guriceel
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garowe (dhegayso)

Siyaasiga Cabdi Samad Macalin Maxamuud marna soo noqday Wasiirkii Arrimaha gudaha iyo Amniga dowladdii KMG aheyd ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay xiisada Siyaasadeed ee ka taagan dalka ee u dhaxeysa Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya.

Siyaasiga oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay in waxyaabihii shalay ka dhacay Xarunta Golaha Shacabka aysan aheyn wax horay loo bartay,isla markaana aan waligeed dalka Soomaaliya ka dhicin.

Waxa uu sheegay in Shacabka Soomaaliyeed ay rajo weyn qabtay balse ay haatan qalalaasaha dhacay ay dadka Soomaaliyeed ku keeneyso niyadjab.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: