Xildhibaan Cabdi Xakiin Macalin Axmed” Madaxweyne Farmaajo mideynta dadka Soomaaliyeed ayaa ka horaysa in aad kuwo kale midayntoda ka shaqayso (dhegayso)

Xildhibaan Cabdi Xakiin Macalin Axmed, oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa ku dhaliilay dowladda Soomaaliya gaar ahaan Madaxweyne Farmaajo , doorkii ay ka qaadatay in Cunaqabataynta Hubka, ee saarneyd dalka Eritrea laga qaado. Xildhibaanka ayaa sheegay  in aysan jirin wax laai galin ah oo ay  Eritrea ka bixisay dhibaatadii ay Somaaliya ka gaysatay iyo taageeradi ay … Continue reading Xildhibaan Cabdi Xakiin Macalin Axmed” Madaxweyne Farmaajo mideynta dadka Soomaaliyeed ayaa ka horaysa in aad kuwo kale midayntoda ka shaqayso (dhegayso)