Xildhibaan Burhaan oo ka hadlay Xiisada tukaraq edeyna u jediyay Somaliland (dhegayso)

Xildhibaan Burhaan oo ka hadlay Xiisada tukaraq edeyna u jediyay Somaliland (dhegayso)

Xildhibana Burhaan Aadan Aw Cabdi ooo ka mid ah Mudanayaasha baarlamanka Punland ayaa ka Hadlay dagaalka iyo daandaansiga Soomaliland ay ku Hayso Soomaliad burhaan oo xilliga uu waraysiga siinayay Daljir ku sugnaa jiid ahore eedagaalka ayaa Shegay inay Ciidanku guulo la taaban karo gaareen ayna diyaar u yihiin inay dalka u dhintana ..

Wuxuu ku baaqay in la tageeero Ciidanka oo la garab istagao isagoona soo dhaweeyay hadalka madaxweynah aee aha in dalka difaaciisa loo diyaar garoobo wuxuu u waramay Cabdi Xakiin Xusein oo garoowe jooga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com