Xarigle: “Puntland haddii ay Sanaag difaaci weydo laamiga labo cashuurood baa laga qaadayaa” (daawo | dhegayso)

Xarigle: “Puntland haddii ay Sanaag difaaci weydo laamiga labo cashuurood baa laga qaadayaa” (daawo | dhegayso)

Afhayeenka ururka SSB Cabdi Xarigle ayaa sheegay in ay Puntland waajib ku tahay in ay difaacdo Gobolka Sanaag.

waxan uu intaa ku daray in hadii Sanaag La difaaci Waayo Ay suurgal noqon doonto in Dadka Degaankaa Ay Maamul Samastaan oo Cashuur ka Qaadan Gaadiidka Mara Wadada Laamiga ah Iyo Dekeda Bosaaso Isaga oo Sababa uga dhigay in Dadka Sanaag Deganyhiin oo hadii Cashuurta Dhankooda ka qaadi doonaan.

Sido kalle Cabdi Xarigle Afhayeenka Ururka SSB ayaa sheegay in ujeedka Ururkaasi uu yahay in ay u Qareemaan Dadka Gobolada Sanaag Sool iyo Bari Waxan uu sheegay in ay Inteey jireen qabteen wax badan oo ay ka mid tahay ciidamo dhaawac ah oo dhakhtar loo dhigaya.

Wariye Maxamed Xasan Dhalo ayuu u waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com