Site icon Radio Daljir

Xidigaha Geeska oo loo Xirxiray Deyn $45,000 oo lagu Yeeshay (daawo)

Kooxda Fanaaniinta Xidigaha Geeska Afrika ayaa loo haystaa iney si qaldan u isticmaaleen lacag gaareysa ilaa 40 kun oo Dollar taas oo keentay in xabsiga la dhigo Fanaanka Cabdi Hani.

DAAWO

https://youtu.be/2U2z-laJ5WY

Back to Home page