Site icon Radio Daljir

Xeerka Caddaaladda Da’yarta Puntland oo Garoowe Laga Daah-furay (dhegeysi+sawirro)

Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta magaalada Garoowe ka daahfuray shir looga arrinsanayey xeerka caddaaladda da’yarta Puntland.

Munaasabadda lagu daahfurayo xeerkaani ayaa waxaa ku sugnaa masuuliyin uu kamid yahay madaxweyne ku-xigeenka Puntland, gudoomiyaha barlamaanka Puntland wasiirka cadaalada wasiirka degaanka wasiirka cadaalada iyo madax kala duwan .

COD+SAWIRRO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5912d1160301000b76510e12/Warbixin+Madaxweyne+ku+xigeenka+Puntland+oo+dahfuray+Xeerka+Cadalaada+da%27yarta+Puntland+By+M+laki+man+10+May+2017+.mp3?_=1

  

Exit mobile version