Xeerka Caddaaladda Da’yarta Puntland oo Garoowe Laga Daah-furay (dhegeysi+sawirro)

Xeerka Caddaaladda Da’yarta Puntland oo Garoowe Laga Daah-furay (dhegeysi+sawirro)

Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta magaalada Garoowe ka daahfuray shir looga arrinsanayey xeerka caddaaladda da’yarta Puntland.

Munaasabadda lagu daahfurayo xeerkaani ayaa waxaa ku sugnaa masuuliyin uu kamid yahay madaxweyne ku-xigeenka Puntland, gudoomiyaha barlamaanka Puntland wasiirka cadaalada wasiirka degaanka wasiirka cadaalada iyo madax kala duwan .

COD+SAWIRRO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 5
  • cabdisamed cabdi 0906113087 7 years ago

    waa,arin lagu farxo xeerkan,cadaalada da.ayarta puntland ee daahfurey madxwayne ku xigeenka puntland
    eng______________________camay
    shirkiisa
    wasaarada cadaalada puntland iyo madxwyne ku xigeenkaba wxn leenahay
    sidii xeerkaas loo dhaqan galinlahaa xooga saara
    maadaama,hadaan,dhalinahay,muhiim ay nootahy dhaqan galintiisuna daruuri weeyaan,
    fadlan_________fadlan____fadlan
    ha dhaqan galo waa codsi dhalinyaro

  • Ahmed cadde 7975195 7 years ago

    Xeerka cadaalada da yarta
    Waa mid loo baahnaa
    waxana ka filaynaa inuu ilaaliyo da yartu xaqooda laduudsiiyo
    iyo kuwa xabsiyada ku jira

  • Ahmed xaashi 7 years ago

    waaan so dhaweenayaaa shaqda hu fan eee shacqbka aaad u haysaaan

  • Shirwac Abdisamad 7 years ago

    0907412301
    Run Ahaantii wan soo dhaweenayaa shirka maanta uu furay madaxweyne kuxigeynka Puntland Eng.Camay oo maanta magaalada #Garoowe ka daahfuray shir looga arrinsanayey xeerka caddaaladda da’yarta Puntland.
    Wasaaradda Caddaaladda Puntland Waa inay masuuliyad goonni ah I ska saarta dhaqan gelinta xeerkan, maadaama uu waxtar u leeyahay Da’yarta Puntland.
    thanks Daljir 0907412301

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com