Xeerilaaliyaha guud ee Puntland oo Daljir uga waramay xaalada Maxaabiista Bosaaso (dhegayso)

Xeerilaaliyaha guud ee Puntland oo Daljir uga waramay xaalada Maxaabiista Bosaaso (dhegayso)

Xeerilalaiyaha guud ee Puntland Maxamuud Xasan Cismaan ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay barnaamijka CD waxa uu uga hadlay kormeero maalmahan uu ku marayeen xarumaha dowladda,sida Saldhigyada Booliska, Maxkamadaha, iyo Xabsiyada waawayn ee magaalooyinka Bosaaso iyo Qardho.

Kormeerka waxaa ku weheliyay Guddoomiyaha Xuquuqul insaanka ee Puntland iyo Xildhibaano katirsan baarlamaanka Puntland.

Hadaba waxa uu ku soo arkay xarumahaas Xeerilaaliyaha waxaa ka waraystay wariye Xasan Heykal oo ku sugan Daljir Bosaaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com