Site icon Radio Daljir

Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay khilaafka dowladda iyo Maamul goboleedyada (dhegayso )

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay khilaafka udhexeeya dowladda Soomalaiya iyo Maamul goboleedyada qaar .

Xasan Sheekh ayaa sheegay in dowladda Soomalaiya looga baahan yahay in ay tanaasul iyo dulqaad samayso, oo ay la heshiiso maamul goboleedyada .

Waxa uu sheegay in  ilaa iyo xad dowladdu ay aqbasho in Madaxda dowladd goboleedyada ay yihiin dad  Mas ,uuliyiin ah oo dadkooda ay doorteen .

Dhegayso.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bc9a0050a0100e498c111ad/vasan.mp3?_=1
Back to Home page