Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay khilaafka dowladda iyo Maamul goboleedyada (dhegayso )

Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay khilaafka dowladda iyo Maamul goboleedyada  (dhegayso )

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay khilaafka udhexeeya dowladda Soomalaiya iyo Maamul goboleedyada qaar .

Xasan Sheekh ayaa sheegay in dowladda Soomalaiya looga baahan yahay in ay tanaasul iyo dulqaad samayso, oo ay la heshiiso maamul goboleedyada .

Waxa uu sheegay in  ilaa iyo xad dowladdu ay aqbasho in Madaxda dowladd goboleedyada ay yihiin dad  Mas ,uuliyiin ah oo dadkooda ay doorteen .

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com