HomeUncategorized

Xasan Goodir oo ku Guuleystay Xilka Duqa Caasimada Puntland ee Garoowe

Garowe, August, 2-, 2015 - Doorashada Duqa Cusub ee Degmada Garoowe oo saaka ka bilaamatay magaalada Garoowe ayaa loo doortay Musharax Xasan Maxamed Ciise Goodir oo ka mid ah ganacsatada gobolka Nugaal.

WARAYSI-Waa sidee xaaladda degmada Buur-hakaba ee G. Baay.
Dhagayso Barnaamijka Subaxnimo ee Saakay iyo Dunida Arbaco 30 March 2016 Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim Daljir Boossaaso
Maxkamadda Bristol UK oo Dib u Dhigtay Dacwad loo haysto Eedaysane Soomaali ah

Garowe, August, 2-, 2015 – Doorashada Duqa Cusub ee Degmada Garoowe oo saaka ka bilaamatay magaalada Garoowe ayaa loo doortay Musharax Xasan Maxamed Ciise Goodir oo ka mid ah ganacsatada gobolka Nugaal.

Doorashada oo ilaa saddex wareeg gaartay ayaa waxaa wareegii ugu dambeeyey iskugu soo haray Musharixiinta kala ah Cawil Shiekh Xaamud iyo Musharaxa guuleystay Xasan Maxamed Ciise Goodar, Codad gaaraya 15 cod ayuu ku guuleystay musharax Goodir halka musharax Cawil uu helay 12 cod.

Duqa Caasimada Xasan Ciise Goodar ayaa ka mid ah Ganacsatada gobolka Isagoo ka shaqeeya dhismayaasha Wadooyinka inta badana fuliyey mashaariicda wadooyinka laamiga ee magaalada Garoowe ku yaala, Hadal haynta dadweynaha ayaa saadaalinayey musharaxan in uu ku guuleysan karo xilka Duqa Garoowe shanta sano ee soo socota.

Diiwaanka Wararka

Radio Daljir

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: