Xarunta radio Daljir ee Qardho oo Ciid siisay qoysas danyar iyo agoomo (dhegayso)

Xarunta radio Daljir ee Qardho oo Ciid siisay qoysas danyar iyo agoomo (dhegayso)

Xarunta radio Daljir ee Qardho iyo dhagaystayaashiisa magaalada Qardho ayaa maanta ciid siiyay sodon qoys oo danyar iyo agoomo ka kooban oo ku nool magaalada Qardho.

Qofkiiba waxaa la guddoonsiiyay $30.

Qoysaska danyarta ayaa ducco u diray radio Daljir iyo dadkii lacagta ku deeqay ee dhagaysatayaasha radio Daljir xaruntiisa Qardho.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com