HomeUncategorized

Xarumaha Daljir Boosaaso Garoowe iyo Galkacyo oo maalintii 11aad sharci darro ugu xiran Puntland.

July 3 2016_Xarumaha Radio Daljir ee magaalooyinka Boosaaso, Garoowe iyo Galkacyo ayaa wali hawada ka maqan kadib markii dowladda Puntland ku xidhay sifo aan sharci ahayn.

Barlamaanka Federaalka oo maanta isku farasaaray xarunta goloha shacabka ee Muqdisho.
Nabadey Saalax Xaashi Carab (1955 ? 2010): Qudbi-suugaaneed Kaloo Galbaday – Maxamed Daahir Afrax.
Hay?adda waddooyinka Puntland ee NESHA oo dayactir ka wadda laamiga u dhaxeeyey Galkacyo iyo Cagaaran.

July 3 2016_Xarumaha Radio Daljir ee magaalooyinka Boosaaso, Garoowe iyo Galkacyo ayaa wali hawada ka maqan kadib markii dowladda Puntland ku xidhay sifo aan sharci ahayn.

Xariga Daljir oo galay maalinkii 11aad ayaa ah mid dowladdu ay wali ka aamusan tahay xilli ay isa soo tarayso cabashada shacabka Soomaaliyeed ee ku taxnaa barnaamijyada iyo wararka ka baxa Daljir.

Maamulka guud ee Daljir iyo ururka suxufiyiinta Puntland ee MAP ayaa sheegay in idaacaddu qareen qabsan doonto ayna maxkamad la fuuli doonto cidii ka dambaysay xariga sharci darrada ah.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: