Xanuunka Shuban-biyoodka oo ku sii Kordhaya Gobolka Haylaan (dhegayso)

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan ee Puntland ayaa sheegaya in ay sii kordheen maalmihii ugu dambeeyey dadka uu soo ridanayo xanuunka Shuban-biyoodka

WARBIXIN


Posted

in

by

Tags:

Comments

2 responses to “Xanuunka Shuban-biyoodka oo ku sii Kordhaya Gobolka Haylaan (dhegayso)”

  1. Shirwac Abdisamad

    Asc bahda Daljir run Ahaantii xanuunka shuban biyoodka waxa uuba halis kuyahaa Shacabka soomaaliyeed we dalka jooga dowlada waxaan leeyahy Xanuunkaasi hala xakameeyo

U Jawaab Shirwac Abdisamad Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com