Xalka dhibaatooyinka beeraleyda Puntland ka haysta waxbeerashada (dhegayso)

Xalka dhibaatooyinka beeraleyda Puntland ka haysta waxbeerashada (dhegayso)

Beeraleyda Puntland ayaa marar badan cabasho ka muujiyey cuduro & cayayaano ku dhasha beerahooda kuwaasoo waxyeelo u geysta dalagyadooda, aqoon yahanada dhanka beeraha ayaa sheegaya in si fudud loo xalin karo inbadan oo kamid ah dhibaatooyinka ay beeraleydu ka cawdaan.

Aqoonyahan Bashiir Sh Yuusuf oo takhakhus dheeraad ah u leh cilmiga waxbeerista & deegaanka ayaa nagu soo booqday xarunta Daljir ee Garoowe talooyin kala duwana u jeediyey beeraleyda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com