Xagee Marayaa Howlgalkii Xasilinta Xamar (dhegayso warbixin)

Xagee Marayaa Howlgalkii Xasilinta Xamar (dhegayso warbixin)

Qaybaha  Bulshada   ee Ku dhaqan Magaalada  Muqdisho   ayaa  Soo dhaweeyay  Hawlgalka  ay ka  Gudaha  Caasimadda  Ciidamada isku Dhafka ah ee  Xasilinta  Amniga ay kawadaan, Cabdulqaadir yuusuf irshaad ayaa Warbixintan muqdisho ka soo diray.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Abdulqaadir 7 years ago

    Bismilah.
    Marka hore waan idiin salamay waxaaan ahay muwadan dhageysta radio daljir oo kunool wadanka holand mudo 25 sano aha. Anigoo yer baan somali katagay waxa an ku soo bar baray muqdisho lakin ah nin reer galkacyo ah oo puntland ah wax aan ahan jiray dhalint uceyraysay ku qda cagata muqdisho anigoo heerka koowad galay baan somaliya katagay 1990 ka hor dagaladi sokeye
    Intas waa aniga shaqsiyadeda hadan usoo noqdo barnamijdh radio daljir ee an ahy dhageystyashisa ayaan raba in an labo fikrad ku darsado in aadbarnmashika warkiisa ama barnamijda dhacdooyinka maanta aad sameysan oo ad uga hadashan sagal gobal ee buntalan wax ka dhacay iyo kuwa darska intuba barnamjikas oo ad ugu magcdareysan dhacdooyinka maanta ee gayga puntland

    Tan labad waa maraka wax dhacan sida waraka ayadan hubin ee ama xaga dagalak ama xaga xogah waa in aad si muwadinmo ah kujirto uga taxdartaan maxa yelay warbahunta wax waliba lagama siidayo oo cadwaga u ah sir ama ayadan doowlad ka helin ilaa iyo xad suga warka xaqiiqdisa maanta wax batay been iyo in dadk lawaalo
    Taasno waa talo aan idiin sinyo maxa yeelay wadamada aan joogno marki ay wax ka dhacaan ilaa iyo. Ad warbahinta kama hadli karto war ayasan iska hubin waa lagu qabsanya marka ayagii oo dhah waxan anahay dumqradi baa saa u xushmenya dalkood iyo in ay war qald ka bixiyan idinki wax la idiin karab in ad warka isk hubsatan mayahay mid aan idinkan dhib idiin kenen dalkan aan dhib ukeynen doowaldan aan magac xumo ku aheyn oo an ka xanjine cadwagan ka farxinen
    Intas ayaan idiin la wadagaya
    Waa walkin abdilqadir oo loo yaqan abdimadoobe

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com