Site icon Radio Daljir

Xaflad Ardayda Dugsiga Kubo ee Qardho (Dhegayso)

Ardayda dugsiga hoose dhex ee Kuba ayaa waxaa loo qabtay munaasabad ay ku qalin jebinayeen, iyadoona munaasabadda sidoo kale lagu soo afmeerayey sanad dugsiyeedkii 2016/2017 ee dugsigaasi.

WARBIXIN-Maxamuud Nadiif Shire.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/590449d40401006d8c2e2f92/Xaflad+Loo+Qabtay+Kubba.mp3?_=1
Back to Home page