Site icon Radio Daljir

Xafiiska Imtixaanka Shahaadiga ee Puntland oo Daljir ugu Waramay Imtixaanka Sabtida Bilaabanaya (dhegayso)

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay imtixaanka shahaadiga ah ee 20-ka bishaani ka bilaaban doona guud ahaan deegaamada Puntland.

Agaasimaha xafiiska imtixaanaadka Puntland Axmed Saahid oo waraysi dheer siiyey Daljir ayaa ka warbixiyey diyaar garawgii ugu dambeeyey ee Imtixaanka, wuxuuna xusay in sanadkaani ay u fariisan doonaan 12,687 oo isugu jira fasalada 8aad iyo 12aad.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/591c11690d0100ac6ea836f6/Axmed+Saahid+.mp3?_=1
Exit mobile version