XAFIISKA DHALLINYARADA & CIYAARAHA DAWLADDA DEEGAANKA SOOMAALIDA (DDS) OO WASIIR CUSUB LOO MAGACAABAY

XAFIISKA DHALLINYARADA & CIYAARAHA DAWLADDA DEEGAANKA SOOMAALIDA (DDS) OO WASIIR CUSUB LOO MAGACAABAY

Mudane Cumar Siyaad Ibraahin Axmed ayaa loo magacaabay Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS).

Cumar Siyaad Ibraahin ayaa deegaanka ka soo qabtay xilal kaladuwan isaga oo muddo 7 sano kahor deegaanka ka ahaan jiray Wasiirka Dakhliga Dawladda Deegaanka Deegaanka Soomaalida (DDS).

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com