Xaaluf lagu Hayo dhirta degaano hoosyimada Burtinle (dhegayso)

Xaaluf lagu Hayo dhirta degaano hoosyimada Burtinle (dhegayso)

Degmada burtinle iyo tuulooyin hoosyimaadaba waxaa kajira xaaluf ba,an oo lagu hayo dhirta dhirta qoyan taas oo loo isticmaalayo in dhuxul laga shito.

sidoo kale waxaa iyan dhibaato kuhaysa deegaanka, bacaha wax laguqaato oo marka ay dadku isticmaalaan ay kutuuraan wadooyinka magaalada taas oo dhibaato kunoqotay dhirtii iyo xoolihii .

Hadaba Axmed C/kariin cismaan waxa uu kamid ahaa qurbajoogta Puntland balse dalka dhowrkii sano ee udambeeyay kusugaa ,waxa uu dhirbadan kubeeray gudha degmada burtinle , waxa uu lahaa hal abuurka Barnaamijyo loogu magacdarayo Guurso oo geed beer iyo Guuga sooraac .

Wariye Xasan Heykal oo Bosaaso kusugan ayuu uga waramay xaalfuka laguhayo dhirta ee degmada .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com