Xaaladda magaalada Galkacyo oo saaka degan iyo ciidamadii oo is-horfadhiya.

Galakcyo, Oct 20 2016–Xaaladda magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo ay ka taagnaayeen xiisado u dhexeeya Puntland iyo Galmudug ayaa saaka degan iyadoona aan weli lakala qaadin labadii ciidan. 

Waxaa howlwadeenada Daljir ee Galkacyo soosheegayaan in ay arkayaan dad tiro yar oo xaafadaha qaar ee Magaalada Gaalkacyo dhex socda.  

Waxgaradka Puntland iyo Galmudug ayaa sameynaya wada hadalo lagu heshiisiinayo labada dhinac, si looga fakaro shacabka ku nool Gaalkacyo oo intooda badan magaalada ka cararay.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com