Xaalada Naafada Garowe & Tacadiyada ka dhanka ah (daawo)

Xaalada Naafada Garowe & Tacadiyada ka dhanka ah (daawo)

Ha’yadda Naafada Puntland ayaa Garowe ku qabatay tababar ku saabsan wacyigalinta xuquuqda dadka baahiya gaarka ah qaba , waxaana loo qabtay 30 qof oo naafada iyo dadka la shaqeeya isugu jira.
Warbixin Hassan Bashe

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com