Xaalada degmada Isku Shuban iyo saamaynta Abaarta ( dhegayso)

Xaalada degmada Isku Shuban iyo saamaynta Abaarta ( dhegayso)

Gudoomiye kuxigeenka degmada Isku shuban ee gobolka Bari Axmed Jaamc ayaa waraysi uu siiyay radio Daljir waxa uu kaga hadlay xaalada degmada,Abaata iyo Biyo la,aan ka jirta degmada.

Gudoomiyaha ayaa dhanka kale waxa uu ka gaabsaday in uu faah faahin ka bixiyo duqeyn ka dhacday shalay deegaano hoos yimaada degmada Iskushuban oo lagu beegsaday kooxda Daacish.

Hodan Sulub diini ayuu uwaramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com