Xaalad Go’doon ah oo ka jirta gobolka Guardafui (dhegayso)

Xaalad Go’doon ah oo ka jirta gobolka Guardafui (dhegayso)

Waxaa xaalad go’doon ah ku jira qaybo kamd ah gobolka Garda Fuu,kadib markii halkaasi ay ka da’een saacadihii la soo dhaafay roobabkii dayrta.

waxaa go’day waddadii isku xiray gobolka ee lafagoray mana jiro wax gaadii ah galaya deegaanadaasi.

Guddoomiyaha degmada Gumbax ee gobolka Guardafui, Cismaan Maxamed Balli ayaa sheegay in muddo ka badan laba todobaad ah aysan jrin wax gaadiid ah oo uga yimid dhinaca magaalada Boosaaso,kadib markii uu roobka jaray wadooyinka.

Hadaba Nabadoon Axmed Ismaaciil oo kamid ah waxgaradka deegaanka ayaa Daljir ugawaramay xaalada haatan ay ku sugan yihiin.
Dhegayso.

Sawiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 4 years ago

    HAY,ADAHA DEEQDA BIXIYAAY NASOO GAARA DHEH!!.
    SOMALI WAXAY NOQOTAY UMAD XOOGOODII,AQOONTOODII & CAQLIGOODII ILLAAHAY KA QARIYEY!!!.
    WAAYO?WADADAASI LAAMIBA MA AHAYN SIDAA DARTEED WAXA KU FILAN 100-200 WIIL OO TUULADA UGU DHAW MEESHAAS GO’AN LAGA QAADO OO BADEELO LOO DHIIBO OO HAL MAALIN KABISA!! OO GACANTA SAARA.LKN AAWAY CAQLIGII KA SHAQAYSIIN LAHAA DHALINTA MAQAAYADAHA FADHIDA.ARIN QABIIL SOMALI U XOOGWEYNAA OO U GURMAN OGAA!!LKN MARKAY WAX QABAD KALE NOQOTO GACMAHAY LAABATAA!!!.
    .LKN AAWAY CAQLIGII UMADD AANBA AAMINSANAYN INAY WAXQABSAN KARTO WEEYE SOMALI.
    SOMALI WAXAA KA SOO SOCOTA INAY DHAHAAN:
    {HAY’ADAHA DEEQDA BIXIYA WAXAANU KA CODSANAYNAA INAY CUNDA NOOKARIYAAN OO AFKA NOOGU GURAAN!!!!}.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com