Xaaji Maxamed Yaasiin oo isna ka tanaasulay tartanka doorashada dhow ee Puntland

Nairobi, January 4, 2014 – Musharixii xilka madaxweynenimo ee Puntland Xaaji Maxamed Yaasiin ayaa si buuxda u shaaciyey inuu ka tanaasulay tartanka doorashada dhow ee ka dhacaysa Puntland.

Shir jaraa?id oo Xaajigu ku qabtay Nairobi ayuu ku sheegay inuu tanaasulay.

Wuxuu tilmaamay in wakhtiga doorashada soo dhowaaday isla markaasna ay musharixiintu aad u badan yihiin, isagoo sidaas u sababeeyey tanasaasulkiisa.

?Waxaa muhiim ah in xilligan howlaha doorashada la fududeeyo.? Ayuu yiri Xaaji Maxamed.

Baarlamanka Puntland ayuu musharaxu ugu baaqay inay cadaallad sameeyaan oo ay si hufan u dejiyaan doorashada dhici doonta dhowaan.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com