Xaafadaha magaalada Garoowe oo dhaqan galiyay Amarkii ka soo baxay maamulka degmada (dhegayso )

HomeWararka

Xaafadaha magaalada Garoowe oo dhaqan galiyay Amarkii ka soo baxay maamulka degmada (dhegayso )

Guddoomiyaha Xaafadda Horseed Muxubo Maxamuud Yuusuf  oo lahadshaya maanta radio Daljir ayaa  sheegtay in gudiga xaafadeeda ay dhaqan galiyeen amarkii

Madaxweyne Farmaajo oo u amba baxay dalka Jabuuti
Dowladda Kenya, “Alshabaab Waxay Qorshaynaysaa Inay Weeraro Ka Fulison 7 Gobol”
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq ( dhegayso)

Guddoomiyaha Xaafadda Horseed Muxubo Maxamuud Yuusuf  oo lahadshaya maanta radio Daljir ayaa  sheegtay in gudiga xaafadeeda ay dhaqan galiyeen amarkii mamaulka degmada ee ahaa ilaalinta nadaafada xaafadaha iyo dhaqan galinta amarkii lagu joojiyay isticmaalka bacaha .

magaalada Garoowe ayaa 8-jenayo waxaa ka qab soomi doonta doorashada madaxweynaha cusub ee Puntland shanta sano ee soo socota , waxaana u taagan xilkan ku dhawaan 40 musharax .

Ganacsiga magaalada ayaa xowli ku socda ,waxaana adag in aad hesho Hotel aad seexato.

wariyaha Daljir ee Garoowe Axmed Sheekeeye ayay uwarantay.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: