Xaafad ka mid ah Qardho oo lagu arkay arrin dadku ka argagaxay (dhegayso)

Xaafad ka mid ah Qardho oo lagu arkay arrin dadku ka argagaxay (dhegayso)

Hoy ay daganyihiin qoys danyar ah oo ku yaala magaalada Qardho ayaa lagu arkay arrin argagax ku abuurtay dadwaynaha, kadib markii la arkay dhulka oo si lama filaan ah u dilacaay, burburna soo gaarsiiyay hoyga ay daganyihiin qoyska.

Guriyagan ayaa waxaa booqday maamulka degmada, golaha deegaanka iyo khuburo dhanka deegaanka ah, inkastoo ay jirin wax ay ku cabireen.

Dhulka oo go’a ayaa horay looga arkay meelo ka mid ah caalamka, sida Mareykanka, culimada muslimka ayaa qaba inay qayb ka tahay calaamadaha saacadda qiyaame iyagoo soo daliishanaya axaadiith horay nabiga NNKH looga wariyay oo sheegaya astaamaha aakhiru zamaanka.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com