Wiil ganacsade ah oo lagu dilay Bosaso

Kooxo hubaysan ayaa rasaas ku furay wiil la sheegay inuu ka mid ahaa ganacsatada yaryar ee magaalada Bosaaso.

 

Rasaaasta ayaa sababtay dhaawac uu markii dambe ugu geeriyooday isbitaalka guud ee Bosaso.

Qofka dhintay ayaa magaciisa lagu sheegay Shaafici.

Ciidamada ammaanka ayaa dhacddada dilka kadib gaaray goobta oo ahayd laamiga Bosaaso ee u dhow suuqa wayn ee Bosaso.

Majirto wax fahfaahin ah oo kasoo baxay ciidamada ammaanka.


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Wiil ganacsade ah oo lagu dilay Bosaso”

  1. nuurkanederland

    ISIS=Israeli Secret Intelligence Service.
    ISKA JIR….
    Galgala ISIS-ta Ku jirta waa ilma Netanyahu.
    Islaamnimana shaqo kuma leh.iska jir!!.
    Waa kooxo la caalamiyeeyey oo loo samaystay ceebaynta diinta Islaamka.
    ISIS=Israeli toilet paper,go fuck your self.

U Jawaab nuurkanederland Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com