Wiil ganacsade ah oo lagu dilay Bosaso

HomeWararka

Wiil ganacsade ah oo lagu dilay Bosaso

Kooxo hubaysan ayaa rasaas ku furay wiil la sheegay inuu ka mid ahaa ganacsatada yaryar ee magaalada Bosaaso.   Rasaaasta ayaa sababtay dha

Ciidamo kala taabacsan maamulada Puntland iyo Soomaaliland oo ku dagaalamay Laasqoray
Hooyo 1977 Gabayo ku kicin jirtay Umadda Somaliyeed (Daawo)
JIMCAALE BULLE | oo kamid ah Dhalinyarada Aqoonyahanka DDS oo kawarbixiyey Dhul’balaadhsiga Oromada

Kooxo hubaysan ayaa rasaas ku furay wiil la sheegay inuu ka mid ahaa ganacsatada yaryar ee magaalada Bosaaso.

 

Rasaaasta ayaa sababtay dhaawac uu markii dambe ugu geeriyooday isbitaalka guud ee Bosaso.

Qofka dhintay ayaa magaciisa lagu sheegay Shaafici.

Ciidamada ammaanka ayaa dhacddada dilka kadib gaaray goobta oo ahayd laamiga Bosaaso ee u dhow suuqa wayn ee Bosaso.

Majirto wax fahfaahin ah oo kasoo baxay ciidamada ammaanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • nuurkanederland 5 years ago

    ISIS=Israeli Secret Intelligence Service.
    ISKA JIR….
    Galgala ISIS-ta Ku jirta waa ilma Netanyahu.
    Islaamnimana shaqo kuma leh.iska jir!!.
    Waa kooxo la caalamiyeeyey oo loo samaystay ceebaynta diinta Islaamka.
    ISIS=Israeli toilet paper,go fuck your self.

DISQUS: