Site icon Radio Daljir

Wershadaha Barafka Magaalada Boosaaso oo Shaqo Bilaabay (dhegayso)

Gudoomiyaha dalladda dadka barafka ka ganacsada ee magaalada Boosaaso Maxamed Cabdulqaadir Axmed Nuur oo waraysi gaar ah siiyey Daljir ayaa sheegay inay dib u fasexeen iibka barafka Boosaaso kadib maalmo uu la xirnaa saamaynta diidmada lacagta shillinka Soomaaliga.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/598834220a0100c02633c59b/Wareysi_Maxamed+Cqaadir+Axmed+Nuur_G+Guddiga+Baraflayda+Bossaso+-07-Aug-2017+Tallman.mp3?_=1
Back to Home page