Weriye Coldoon: “Midnimada Soomaalida ayaan ka Shaqaynayaa Adeer Faysal Cali Waraabe asna waa Cafiyey” (daawo)

Weriye Coldoon: “Midnimada Soomaalida ayaan ka Shaqaynayaa Adeer Faysal Cali Waraabe asna waa Cafiyey” (daawo)

Wariye Cabdi Maalik Coldoon ayaa si naxariis ku dheehan tahay uga hadlay hadal uu saxaafada u sheegay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe kaas oo ahaa “Hadaan taladda hayn lahaa waan toogan lahaa Coldoon”

Arintaas oo dad badan ka yaabisay ayuu Wariye Coldoon sheegay in ay aheyd gaf wayn oo maxkamad lagu soo taagi karo Faysal Cali Waraabe.

Laakiin, Samafale Coldoon ayaa qaatay talaabo taas ka duwan oo ah inuu cafiyay Alle dartiis isla markaana uusan haatan waxba u haysan, wuxuuna sheegay in aan laga xishoon magaca Soomaali uuna yahay Soomaali ka shaqaynaya midnimada Soomaaliya.

DAAWO

https://youtu.be/wfBqKAqVrsw

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com