Weeraro bambaano oo lagu qaaday saldhig ciidamada boolisku ay ku leeyihiin Boosaaso.

Boosaaso,Dec,20 -Weeraro bamgacmeed ah ayaa habeenimadii xalay lagu qaaday saldhiga ciidamada booliska ee Minjir oo ku yaala bariga magaalada Boosaaso,kaas oo aan gaysan wax qasaare ah.

Saraakiisha ciidamada booliska Puntland ee gobolka Bari oo aan la xiriirnay ayaa inoo sheegay weerarada bagacmeedka ee xalay lagu weeraray saldhiga inay ahaayeen kuwa isxigxigay,iyadoona goobta uu weerarku ka dhacay ay ka baxsadeen kooxihii weerarka soo qaaday.

Ciidamada amaanka ayaa wada howlgalo balaaran oo ay ku baadigoobayaan kooxihii weerarka gaystay.

Diiwaanka Wararka
Radio Daljir.

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com