Weerar iyo qaraxyo kadhacay agagaarka Madaxtooyada Villa Soomaaliya (sawiro)

Weerar iyo qaraxyo kadhacay agagaarka Madaxtooyada Villa Soomaaliya (sawiro)

Weeraro iyo qaraxyo ayaa lagu weeraray goobo u dhow madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.

Qaraxyadan ayaa kadhacay hotelka SYL ee Muqdisho iyo Ceelgaabta degmada Xamarwayne ee gobolka Banaadir.

Khasaare kalle duwan ayaa kadhashay inkastoo wali aan la ogayn inta uu gaarsiisanyahay.

Wararka ayaa sheegaya in xaaladdu tahay iminka mid degan, iyadoona la xiray waddooyinka soo gala xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.

Dagaal ayaa kadhacay kahor qaraxyada goobihii weerarka uu kadhacay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com