Weelka ka samaysan Caaga oo la ogaaday in Cuduro kala duwan laga Qaado (dhegayso)

Cilmibaaris ay samaysay jaamacadda Harvard, ayaa lagu sheegay isticmaalka weelka caaga ka samaysan in ay ka dhalan karaan xaalado caafimaad darro oo ay ka mdi tahay madhalaysnimo, Kansar, iyo dhiigkar.

Warbixintan Wariye Cabdirisaaq Jubba ayaa Boosaaso kaso jeedinaya


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com