Waxgaradka Puntland oo ka tacsiaydeyeey geerida AUN Prof Cali Khaliif Galayr

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Barfasoor Cali Khaliif Gallaydh

Tacsi Tiiraanyo leh

Annagoo ah odayaaasha Daludug (Buntland) oo hoos ku saxiixan waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Xaaskii ilmihii iyo ehelkii Barfasoor Cali Khaliif Gallayr.

Cali Khaliif geeridiisa shaki weyn ayaa ku jira marka waxaan oran lahayn yaan la aasin ilaa laga baarayo sababta geeridiisa.

Sidoo kale waxaan u tacsiyeynayaa Dhammaan reer Sool, Sanaag iyo Cayn iyo Puntland iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed.

Jaamac Cali Jaamac
Xirsi Bulxan
Cabdulqaadir Nuur Salaad (Takar)
Cabdiraxiim Maxamed Abshir Muusse
Bashiir Ciise Cali (Il-Yare)
Maxamuud Xaaji Cabdullahi (Qore) Shirwac
Barfasoor Cabdiraxmaan Cumar Warsame
Dr. Bashiir Cali Biixi
Axmad Siciid Aw Muusse
Cali Baashi Siciid Aw Muusse
Axmed Cabbaas Axmed
Siciid Faarax Maxamuud


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com