Waxgaradka Puntland oo Fariin u diray Barlamaanka Cusub ee PL 2019 (dhegayso)

Waxgaradka Puntland oo Fariin u diray Barlamaanka Cusub ee PL 2019 (dhegayso)

Waxgaradka Puntland ayaa codsanaya xildhibaanada baarlamaanka Puntland inay qof daacad ah bulshada ay ugu soo xulaan si ay uu u noqd madaxwayne, taasi badalkeedana ay iska ilaaliyaan laaluushka oo ah wax qofka adduunka iyo nolosha dambeba saamayn ku keena.

Xildhibanada Cusub ee Barlamaanka Puntland ayaan wali lasoo dhamaystirin,iyado Guddiga xalinta khilaafadka ay shegeen inay joojiyeen aqbaladda xildhibanada Cusub oo hadda kor u dhaafay 100,isla markaana guddugu shegeen inay kala shaandhaynayan.

Bootaan Ismaaciil oo ka mid ah Waxgaradka ku Nool magaalada Bosaso ayaa wariyaheena Maxamud Cabdi Ibrahim uga waramay ka darayn ahaan doorashada socota.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com