Waxgaradka Gobalka Sool:” Tukaraq Puntland ayeey katirsantahay Somaliland dhulka maleh ” (dhegayso)

iyado shalay wasiiro katirsan Maamulka Somaliland ay gareen tukaraq ayaa waxaa si kulul uga hadlay qaar kamid ah waxgaradka kaso jeeda gobalka sool,kuwaas oo sheegay in Tukaraq tahay meel Puntland xaq u leedahay.

Cabdikareen saalax maxamed oo ku sugan Degaanka God qaboobe ee gobalka sool ,isla markaana lasoo xiriiray Radio daljir ayaa sheegay in aysan marnaba raali ahaan doniin hadalada kaso yeeraya Maamulka Somaliland .

wuxuu sheegay in Tukaraq kamid tahay degaanadda Puntland ,isla markaana an loo dul qaadan doniin talaabooyinka ay qaadayso Somaliland.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com