Site icon Radio Daljir

Waxgaradka Gobalka Nugaal oo Baaq Nabadeed u diray Beelo ku dagaalamay Cagaare (dhegayso)

Waxgaradka iyo odayaasha Gobalka Nugaal ayaa Baaq Nabadeed u diray labo Maleeshiyo Belood oo ku dagaalamay Howdka degaanka Cagaare ee Gobalka Sool,iyado warar kala duwan kaso baxayaan khasaaraha kadhashay dagaalkaas.

Sheekh Siciid Axmed Faarax oo kamid ah odayaasha Gobalka Nugaal oo Waraysi sinayaay Radio daljir ayaa sheegay in uu baaq Nabadeed u dirayo labadaas belood,wuxuuna ku baaqay in Nabadda laga shaqeeyo xabaddana la joojiyo.

Wariye Faarax yemani ayaa Waraystay

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a3a7bde0901005c6a78c94f/waraysi+shiiq+saciid+axmed+faarax+oo+kamida+culimada+gobolka+nugaal+by+faarax+yamani+%281%29.mp3?_=1
Back to Home page