Waxgaradka gobalka Mudug oo dowladda ugu baaqay inay wax ka qabato dilaalka Gaalkacyo ka dhaca (dhegayso)

HomeWararka

Waxgaradka gobalka Mudug oo dowladda ugu baaqay inay wax ka qabato dilaalka Gaalkacyo ka dhaca (dhegayso)

Qaar kamid ah odayaasha iyo waxgaradka degmadda Balibusle ee gobalka Mudug oo Waraysi siyeey radio Daljir ayaa ka hadlay dilaal habeebadii ugu dambeye

Wacyigelin Kahortagga & ka Taxadarka Cudurka Coronavirus (Daawo)
Beeraleyda Puntland: Xaalka Beeraha iyo Qaylodhaanta Abuurka Sumaysan (dhegayso)
Xagee Marayaa Dhismaha Wadada Isku Xidha Galkacyo iyo Hobyo (dhegayso)

Qaar kamid ah odayaasha iyo waxgaradka degmadda Balibusle ee gobalka Mudug oo Waraysi siyeey radio Daljir ayaa ka hadlay dilaal habeebadii ugu dambeyeey ka dhacayeey Gaalkacyo,kaas oo uu ugu dambeyey Xildhibaan ka tirsana Golaha degaanka Degmadda Gaalkacyo oo lagu magacaabi jiray AUN mukhtaar.

Odayaashan ayaa Fariin u diray Madaxda Puntland oo ay ugu baqeen inay soo faragaliyaan xaaladda Amni ee Gaalkacyo,si looga baaqsaday dilaalka ka dhacaya Gaalkcyo.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: