Waxgaradka Galmudug oo ka digay inu natijo la’aan ku soo dhamaado Shirka dhusamareeb (Daawo)

Odayaasha Galmudug ayaa ka digay in uu natiijo la’aan ku dhamaado shirka dhuusamareeb ee madaxda Dowlada Faderaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada.

Qaar kamid ah Odayasha ayaa ka hadlay Kulankooda Warmurtiyeedka ka soo baxay.

Hoos kaga bogo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com