Site icon Radio Daljir

Waxgaradka Gaalkacyo oo ka hadlay Sicir bararka (dhegayso)

Caaqil Cabdisamad oo kamid ah Waxgaradka Magaaladda Gaalkacyo oo Waraysi sinayey Warbaahinta Daljir ayaa ka hadlay sicir bararka kajira Gudaha Magaaladda Gaalkacyo.

Wuxuu shegay in arrinkan loo bahanyahay inay wax ka qabato Dowladda Puntland shacabka danyarta ahna loo turo.

Wraaysi Caaqil Cabdisamad By Hodan Sulub by Radio Daljir

Exit mobile version