Waxgaradka Gaalkacyo oo ka hadlay Sicir bararka (dhegayso)

HomeWararka

Waxgaradka Gaalkacyo oo ka hadlay Sicir bararka (dhegayso)

Caaqil Cabdisamad oo kamid ah Waxgaradka Magaaladda Gaalkacyo oo Waraysi sinayey Warbaahinta Daljir ayaa ka hadlay sicir bararka kajira Gudaha Magaaladda Gaalkacyo. Wuxuu shegay in arrinkan loo bahanyahay inay wax ka qabato Dowladda Puntland shacabka danyarta ahna loo turo.

Saaka & Dunida iyo Xuseen Madar , Daljir Baran (dhegayso)
Dhaxal-Sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan oo booqasho qarsoodi ah ku tegey Israa’iil (Daawo)
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxa Ururka Jaamacadda Carabta

Caaqil Cabdisamad oo kamid ah Waxgaradka Magaaladda Gaalkacyo oo Waraysi sinayey Warbaahinta Daljir ayaa ka hadlay sicir bararka kajira Gudaha Magaaladda Gaalkacyo.

Wuxuu shegay in arrinkan loo bahanyahay inay wax ka qabato Dowladda Puntland shacabka danyarta ahna loo turo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: