Waxgaradka degmada Cadaado oo bogaadiyay xalinta madaxwaynaha ee tabashada deegaanka (dhegayso)

Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan Magaalada  Cadaado ayaa soodhaweeyay xalinta tabashadii ay midawgii Galmudug iyo Ahlusunna .
 
Cali yare oo ah afhayeenka odayashaasi ayaa sheegay in ay ku qanceen in magaalada Cadaado laga dhigo Xarunta Baarlamaanka Maamulka Galmudug iayadoon ay iyo in sido kale  ku badasheen mashaariic 
 
Zubeyr Shiikh Abdi ayuu uga waramay xalinta tabashadooda

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com