Waxgaradka Burtinle oo ka cabanaya Cadaalad Darro (Dhegayso)

Waxgaradka Burtinle oo ka cabanaya Cadaalad Darro (Dhegayso)

Qaar kamid ah Waxgaradka Magaaladda Burtinle ee Gobalka Nugaal oo nagu soo booqday Xarunta Daljir ee Burtinle ayaa ka hadlay xaaladda Gobalka ,gaar ahaan Degmadda Burtinle iyo dhaliil ay u jeediyeen Wasaaradda Haweenka Puntland.

Waxgaadka ayaa sido kale ka hadlay Arrimaha degaanka iyo hormarka degaanka ,iyago sheegay in an degaanka an loo turin xiligan oo nabaad guur lagu hayo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com